Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

Welcome To maxamed cabdilaahi .web

Welcome To My Homepage Photo Contact About

kala soco halkan wararkii u dambeeyay iyo ciyaarahaba

Ururka Cusub Ee Wadani Oo Soo Bandhigay Dhoolatus Balaadhan Maanta Daawo sawiradaPDF Print E-mail
Written maxamearsenalnews.com   
Oct 06, 2011 at 10:40 AM

Wadani9

Wadani3

Wadani4

Diblomaasiga Rug-caddaaga Ee Cirro oo Dhoolla-tus Siyaasadeed ku Soo Bandhigay Maansoor

Wadani10

Hargeysa(Qaran news)-Dublamaasiga caanka, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi [Cirro] oo ay weheliyaan siyaasiyiin, Xildhibaano, ganacasato, Culimo aw-diin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa shalay madal il-yartu is-qabatay kaga dhawaaqay Urur-siyaasadeed cusub oo ku suntan WADDANI, kaasoo ay xubno ka yihiin dad muc’tarif ka ah Lixda Gobol ee Somaliland.

Fagaaraha uu ka dhacay dhooll-tuska siyaasadeed ee uu gadh-wadeenka yahay Md Cirro oo ka dhacay Hotel-ka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa u muuqday mid wax weyn ka bedelay dareenkii bulshada, gaar ahaan reer Hargeysa, isla markaana si weyn kor ugu qaaday xaraaradii fagaarayaasha siyaasadeed oo muddooyinkan dambe dhedo-ku-fadhiday, waxaana xusid mudan maqalka Miyuusiga iyo Midhaha Heesta WADANI oo noqday kuwo beer-qaaday qaybihii kala duwanaa ee bulshadii madasha isugu timid, kuwaasoo marka uu dhegahooda soo gaadho Laxanka, Midhaha iyo Luuqda la-isu-xulay ee Heesta “..Waddaniga dhabta ah..” intay is-ilaabaan ay sara-joog u kacayeen, iyagoo dadka qaarkood qiiro-darteed indhahooda il-mo ku joog-joogtay.

Wadani11

Sidoo kale waxa isaguna aan dab-yar shidayn Guddoomiye Cirro oo runtii inkastoo aan lagu tilmaami karin shakhsiyaadka u jajaban qoobka-ciyaarka, haddana shucuurta iyo dareenka goobta yaal awgiis, waxay indhahaagu qabanayeen Cabdiraxmaan oo faro-cidi-leh u saaran sida Fanaanka Nuur Daalacay ee Heesta aynu kor-ku-soo sheegnay qaada inuu Migirifoon la baxo si uu dadweynaha ugu qaado Heesta waddani.

Wadani9

Intaa haddii aynu ku soo koobno islaab-qaadka shucuurta iyo dareenadii kala baadey, balse Urur-siyaasadeedka WADDANI sababta u noqday isu soo hilowgooda, waxa kaloo xusid mudan khudbadii Guddoomiye Cirro ka jeediyey madasha oo runtii la odhan karo, waxay ahayd mid Md. Cirro ku muujinayey khibrada iyo waayo-aragnimada siyaasadeed ee uu u leeyahay dhinaca diblomaasiyada, sidoo kale waxa la halmaami karin hiilkii siyaasadeed ee Md Cirro ay u muujiyeen Xildhibaanadda Golaha Wakiiladu ee uu Guddoomiyahooda ahaa muddada Lixda Sanno ah, waxaana ka mid ah shakhsiyaadka hiilka u muujiyey Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, oo isagoo ku hadlaya afka Shir-guddoonka iyo kan Golaha Wakiilada madasha kaga dhawaaqay hadalo iyo kelmado la odhan karo waxa ay ahaayeen hiil-badheedha oo aan geed-na loogu soo gaban, waxa iyagu-na kalmado kuwaa la mida ama aan ka dhicin madasha kaga tiraabay Xildhibaan Cali Mareexaan, Xildhibaan Cali Xaaji, Xildhibaan Buubaa, xildhibaan Aareeye, Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Xildhibaan Askar.

Geesta kale, waxa madasha lagaga dhawaaqay Magacyada 17-Xildhibaan oo ka mida Mudanayaasha doorashadii Golaha Wakiilada ka soo baxay Xisbiga UCID, kuwaasoo hada u goostay ama u talaabay dhinaca Urur-siyaasadeedka WADDANI. Haddaba sida Md. Cirro madasha ka cadeeyey Xildhibaan Xaashi oo dad badan iyo Xildhibaanada Golaha Wakiiladu ku xasuustaan ergadii uu ka galay khilaafkii u horeeyey ee doorashada Shir-guddoonka Golaha Wakiilada dabayaaqadii 2005-tii.

Si kastaba ha ahaatee, waxa dad badani saadaalin kari laayihiin mar haddii daamaashaadka intaa leegi u dhacay dhowaaqii ururka, balse qaabka iyo nooca uu ku dhici doonto shirweynaha 1-aad ee Ururku, kaasoo sida uu Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee Ururku sheegay inuu ku qabsoomi doono muddo 90 cisho gudahood.

diyaariye wariye:kamaal xaaji faqay

oslo,norway

Listing Site Updates

Under one of these subheadings, it's a good idea to list recent updates to my site so that visitors, especially return visitors, can check out the new stuff first. For example, I could list the date and a brief description of the update.

I could also list updated news about my site's topic. For example, if my site were about a particular sport, I could discuss the outcome of a recent competition.

mulkiilaha websitkan pro-maxamed cabdilaahi(m.arsenal)

websitkani waa website caan ah waxaanad ka heli kartaa wararkii u dambeeyay ee jamuuriyada soomalind iyo waliba barmaamujyo aad kuu xiiso galinaya sida ciayaraha,suugaanta,ruwaayadaha iyo waliba sheekooyinka jacaylka ah hadaba macmiishayada amaba daawashayaashayada sharfta leh wuxuu ugu bushaaraynayaa mulkiilaha sitkani oo ah pro-maxamed cabdilaahi(m.arsenal) in hawshiisa lagu jiro barmamij si toos ah amaba live ah aad ugala socon doontaan waraysiyada kala duwan ee aanu la yeelanayno siyaasiyiinta amaba shicibka. 

halkan waxaad ka heli kartaa macluumaadyo aad u badan oo ku raali galin doona. 

Journalists continue to be targeted in Somaliland

Banner

Qoraal Sir ah

Banner

Sawiro Argagaxleh

Banner

Main Menu
Home
English News
Audio Links
Advanced Search
About Us
Boga Tacsiyaha
Articles
Hambalyo,Hambalyo
kabo'hii Lagu saLaamaay Madaxweynaha

Banner

xasuuqa ay xukumaddu ku hayso shicibka
Banner

Banner

Audio News Links
BBC Somali 04:00-04:30
BBC Somali: 11:00-11:10
BBC Somali 14:00-15:00
BBC Somali: 18:00-18:30
Idaacada VOA Galabnimo
Idaacda VOA Fiidnimo
Radio and TV Djibouti
BBC Radio 4 (FM)
BCGI France Radio
Radio Netherlands
Shiraaqle har.

Banner 

Mustaqbal Express

Banner

Banner 

 
Somaliland & Other Links
Asarda
Adosom
Afnugaal
Aftahan
Allaybaday
Awdal News
Allgaracad
Allboocame
Almis Studio
Alhidaaya
American Chronicle
Amiin Aamir
AOSAD.Org
Badarwanaag News
Baadiye
Biyokulule.
Berberanews
BoramaNews
Burao Online
Channel 4-News
Chatham House
Conservative Europe
Dayniile
Daryeel
Dalxiis
Dhahar
Dhacdooyinka
Dhambaal News
Djibouticentre
Djiboutination
Djiboutinet
Djibouti Talk
Farshaxan
Gobaysane
Gabileynet
Gabooyenews
Garowe
Golaha Guurtida
Golisnews
Hadhwanaag News
Halgan News
Harowo
Hiiraan
Hormood News
Hornafrik
Iftiinka-aqoonta
Ilaqosal
Islamic F.& Banking
Islamictube.net
Jidbaale
Jobs
Kaah Property
Longlive Somaliland
Laasqoray
Lughaya
Maktabada
Maaryaa
Nageeyenews
Magaalonet
Msnbc
Oodweyne News
Qorulugud
Qaran News
Ramaasnews
Redcross
Riinji
Redsea-online
Russia Today
Somalilandembassy
Statbrain
Sallaxley News
Saylac
Sanaag.org
Salalnews
Saraarnews
SomalilandEdu.
Somaliland Press
Somaliland Patriots
Somalilandprofessionals
Somalilandpower
Somalilandembassy
Somaliland Consultancy
Somalilandfuture
Somaliland Times
Somalilandnet
Somaliland.org
Somalilandtalk
Somalilandgov.
Somalilandtoday
Somalilandcenter
Somalilandadvice
Somalilandnews
Somalilandair
Somaliland Info
Somalilandvoice
Shaaciye
Shabellenet
Sheekhumal
Somali Radio Copenhagen
Somaliweyn
Somalibooks
Somalifans
SDWO
UNPO
Togdheer News
Togaherer
The Somali Voice
TV. Somaliland Europe
Tjfengcai
Togdheersports
Tvsallaxley
Waaheen
Waagacusub
Waridaad
Waryatv
Warjire
Widhwidh
Wardheernews
Wargayska Geeska Africa
Wargyska Ogaal
Wargayska Haatuf News
Wargayska Jamhuuriya
Xogta
Newspapers
AFP
Aljazeera
AP
Alquds
Asharqalawsat
AME Info
African Colours
Business Week
BBC News Technology
China Daily
Dutch News in English
Djibouti Newspaper
Ethiopia Daily
Echo News
France Daily
Jimma Times
Economist
German Times
Gulf Times
Globeandmail
Hoovers
Herald Tribune
Irish Times
Kenya Times
Tanzania and Zanzibar Newspapers
Uganda Newspapers
South Africa Newspapers
Saudi News (English)
Star-telegram
SKY News
Mirror
National Post
Reuters
The New York Times
The Independent
The Economic Times
Tehran Times
The Times Of India
Turkish Weekly
Telegraph
Nos.NL
Washingtonpost
World Politics Review
Welthungerhilfe
The Guardian
Home arrow NEWS arrow LATEST NEWS arrow Ururka Cusub Ee Wadani Oo Soo Bandhigay Dhoolatus Balaadhan Maanta Daawo
Ururka Cusub Ee Wadani Oo Soo Bandhigay Dhoolatus Balaadhan Maanta Daawo PDF Print E-mail
Written by Qaran news   
Oct 06, 2011 at 10:40 AM

Last Updated ( Oct 06, 2011 at 11:54 AM )
<Previous   Next>
kaah business center

Banner

Dahabshiil

Banner

Daallo Airline

 

Banner

Tawakal Express

Banner

Qaran Express

Banner 

Google Search
Google
Boodhle Hotel Harg

Banner

 

macaa miisha iyo dadka xiiseeya websitka

I might not want a large amount of text on my home page if I want to guide visitors toward my other pages. Instead of text, I can add photos or interesting links. One of the first things I would want to do is choose a template that reflects what my site is all about. Colors and themes are a great way to reinforce the message and purpose of my site.

Behind the Scenes of My Home Page

Even if I don't put much text on my home page, it's a good idea to include hidden tools that will help me promote my site, so people other than my friends and family actually see it. For example, I could add meta tags, which are hidden codes that allow search engines to find my site. I could also install stats and a counter so I know how many people are visiting. If not many are visiting, submitting my site to search engines will guide more traffic to my site.